Anoo aduunyada
Oo idil aaday kasoo
Arki waayee nasro
Amseelkeedee
X2

Aragaagaan u oomee
Oohin kuu noogee
X2

Adigaa haa uurkayga
Kutaal ii imaawee
X2

Anoo agtaa joogee
Maqleen inaan kuu
Akhbaaree oohin
Kuu sheegtee x2

Aragaagaan u oomee
Oohin kuu nooge x2

Adigaa haa uurkayga
Kutaal ii imaawee
X2

Exit mobile version