Soo guuree gaaboy
Goobtaan imaawee
X2

Gacalkaagaa igalee
Ma iiga go'aayee
Godka intii liga geeyee
X2

Adigoo gidoog jirtidee
Aan gidoo kale joogee
X2

Godka good ku jiree
Manaas na dhexyaal
Waxan ahay kii gudbee
X2

Soo guuree gaaboy
Goobtaan imaawee
X2

Gacalkaagaa igalee
Ma iiga go'aayee
Godka intii liga geeyee
X2

Soo guuree gaaboy
Goobtaan imaawee
X2
Gacalkaagaa igalee
Ma iiga go'aayee
Godka intii liga geeyee
X2

Qaynuunka islaam iyo
Garta waa lagu guuraa
X2

Geed kiisa ninkii gubto
Maa laga gaari karaayee

Gibilkayga manaa la go
Gooyaa gabalkii hero
Kuu gabyaa x2

Soo guuree gaaboy
Goobtaan imaawee
X2

Gacalkaagaa igalee
Ma iiga go'aayee
Godka intii liga geeyee
X2

Exit mobile version