VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Weero weero - Lyrics

wadnahay wehelkii dadka waa ka xidhee waydiinin su'aashee wax uu da'waynee waligay dad ma weereerihaynine waqtigan dad wareerihaaye wanaagii iloobayee yaa ku waalay walaal badneey iyo wayro ahaa ku wareegto bal maxaa ku waday adlee is waydiiyee wacadkii aan lahayn adigaa ka wareegay wadaday aan dhahay isla daqaysaye
Queue is empty
-- / --