Alla yac wayee
Alla yac wayee
tan iigu soo
dhigtayee
Yax yax iiga keentee

Waxba iima yaale
iima yaal yoolaa
iga soo dhashee.

Yartiin u yoomaayay
warkeeda yeelayay
iigu yaqiinisee
yaahi an iga raacday.

Ma yaree jaceylkaan
higta iigu haayoo
yeer yeerayee iga
soo yasariiii alloow.

waan yaabayee
isla yaabayee.

Alla yaxaasoow
Alla yaxaasoow
aan yareen afkiisaan
ku dhacee ar yoonkaan
yaa yub-bashaal yaqaan
wabiyaan la yabaaxayeey.

Yartiin u yoomaayay
warkeeda yeelayay
iigu yaqiinisee
yaahi an iga raacday.

Ma yaree jaceylkaan
higta iigu haayoo
yeer yeerayee iga
soo yasariiii alloow.

Exit mobile version