VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qadar dahacay - Lyrics

qadar dhacay canaan maleqaladna waa la sixi jiray labada isu qalantana qaar kala dilaayoo isu qoonsadaa jiracalaf lagama quustee qaban qaabadaan wadayqormadii aan dagi layn ayaan wali qorsheeyaa wadnaha dhiiga qaadiyo qalbigaa ku tabayee qayrkeed u rooneey qiimahaad leedahay waa inaan qorsheeyaa qodob qodob u sheegaa qotonka iyo joogiyo qalabkay u heesaan qunyar socodka laafyaha markaad lugaha qaadiyo waax yahaagan kala qoran dhexdaad qalanja moodiyo dhuuntiyo cabaaryaha sunayaasha qalinka le timaha dhabarka qariyiyo qosoolkiyo jaleecada waxaan kugu qiyaasaa ama kugu qadariyaa hablihii qureysheed qomkii fardawsee qofkii adi ku eegiyo indhihii ku qaa ibay waabay kuu qushuucaan qaadirkii ku uumaa quruxdii aduunyada kuu siiyay qayboo laga qaadi maayee
Queue is empty
-- / --