VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rasmi - Lyrics

Rajada maantiyo baraay Raaxada qalbigiyo nafttaay Rafiiqa nolasheen jeclaay Ruuxdayda ruuxeediyoow Raaliya nin helaa sidaada Raguu ka mudhaa sidaydoo Rabaa oori wacan i siiyay Nin raga mida hesha sidaada Riyaaq kama baxdo sidayda Rabaa say wacan i siiyay Rugiyo raaska nasahadaay Qalbiga raasamaalkiisiyow Miduu raacay maan ruxaay Rasmiga qoyskiyo naftoow Raaliyo nin hela sidaada Ragu kaa mudhaa sidaydoo Rabaa asma qurux isiiyay Nin raga mida heshaa sidayda Riyaaq kama baxda sidaydoo Raba axmed cade isiiyay
Queue is empty
-- / --