Heesta Aday ibaday uur kutaaladee - Lyrics
Adaa ibaday uurkutaalada
gafayoo talabaada
hadba gees udhacayoo
Sida aar Gantaal qaba
Gosaha is dhaafsaday
Magam ee hurdada Baas
Anigoo go'aygiyo
La dagaao gogasha
Waagu soo gaduutaa
Gacayladaydaay
Godabtaad dhigataa
Waa mid gooni kuu taala
Ama gees laguu xidhay
Gacaladayda intaad igoosoo
Gamci maayo wiilkale
hadaad garabka saartay
Ha gudoomi geeridayda inanyahay
Nafsi lama gudoomeee