Heesta Alahayoow maxaa ibaday - Lyrics
cida guririye
labadooduba
bilis ma daayane
aroos lagu balamiyo
waxaan sugayey bishare
bili xumada
allahayow ma i baray
ninkas baas
maxaa i baray
baroorta ilamada
basra jiifi waye
maxa ka baxsadayo
adna baafineysa
way kaluul is barane
uma baahni shaki
bildhaantada man arki
barbaryahow ku mashaday
hoo dhariga maqashee
beer laxawsigii hodaney
nafta uga baxdanii
maxa baafinaysa