VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beerkayga baa lumayee - Lyrics

Beerkagyii baa lumayee Oon baafinaaye ma aragtay Adigu se bawdhari hadaa tahay Hodan baahideediyi Maka bogsatay caashaqii In kastoo bad qabo Hablo baariyaaloo Boqorkood nimceeyoo Bilicdooda quruxdana Biyo dahab la moodoo Baashaalinaayoon Boga iyo laabtiyo Aan beerka kaga jiro Hodan baahideedi wali kama bogsooninoo Ma baabo'o jacaylkuye Hableheenu baareey Bilaw aadnimadiyo Bariirada macaan iyo Ma barteen jacaylkii
Queue is empty
-- / --