Heesta Barigii horeetaba - Lyrics
Halbeerkii horeetaba
Badawnimaa na haysee
Boholyowga caashaqa
Anagoo basteenaa
Afka kala baqaynee
Miyaa nalaga badin jiray
Miyaa nalaga badin jiray
Miyaa nalaga badin jiray
Miyaa nalaga badin jiray
Halbeerkii horeetaba
Badawnimaa na haysee
Boholyowga caashaqa
Anagoo basteenaa
Afka kala baqaynee
Miyaa nalaga badin jiray
Miyaa nalaga badin jiray
Miyaa nalaga badin jiray
Miyaa nalaga badin jiray
Ninaba googtaa ku taalaa
Isgay daldashaa
Ninaba googtaa ku taalaa
Isgay daldashaa
Fxisada jacaylkana
Intaan baranee yeelke boqolkiibaa
Boqol jeer aniga waa igu badanyahay
Boqol jeer aniga waa igu badanyahay
Boqol jeer aniga waa igu badanyahay
Ninaba googtaa ku taalaa
Isgay daldashaa
Ninaba googtaa ku taalaa
Isgay daldashaa
Fixisada jacaylkana
Intaan baranee yeelke boqolkiibaa
Boqol jeer aniga waa igu badanyahay
Boqol jeer aniga waa igu badanyahay
Boqol jeer aniga waa igu badanyahay
Kaaa kaaa kaaa deynsan maayee
Kaaa kaaa kaaa deynsan maayee
Inanyahay naftoogtan kugu taal
Awliayadana ma barinoo
Alaa kaa bogsiin
Inanyahay naftoogtan kugu taal
Awliayadana ma barinoo
Alaa kaa bogsiin
Bilad sharaftan qaadoo
Bishimaha qaniinoo
Ha baqinee adkayso
Adkaysooo
Ha baqinee adkayso
Bilad sharaftan qaadoo
Bishimaha qaniinoo
Ha baqinee adkayso
Adkaysooo
Ha baqinee adkayso
Basiir la shiday iyoo
Dabaa igu baxaayoo
Baroorta iga keenoo
Bisinka oon qabsaday
Baryadii ilaahay kama tagin
Basiir la shiday iyoo
Dabaa igu baxaayoo
Baroorta iga keenoo
Bisinka oon qabsaday
Baryadii ilaahay kama tagin
Barashadii ii kaa khasaartiyo
Jacayl baylah kaa helee
Barashadii ii kaa khasaartiyo
Jacayl baylah kaa helee
Ba,naa alahayoow ba,naa
Ba,naa alahayoow
Ba,naa alahayoow
Ba,naa alahayoow ba,naa
Ba,naa alahayoow
Ba,naa alahayoow
Naxdin beerka goysiyo
Jacayl baylah kaa helay
Naxdin beerka goysiyo
Jacayl baylah kaa helay
Ba,naa alahayoow ba,naa
Ba,naa alahayoow
Ba,naa alahayoow
Ba,naa alahayoow ba,naa
Ba,naa alahayoow
Ba,naa alahayoow
Barashadii ii kaa khasaartiyo
Naxdin beerka goysiyo
Jacayl baylah kaa helay
Barashadii ii kaa khasaartiyo
Naxdin beerka goysiyo
Jacayl baylah kaa helay
Ba,naa alahayoow ba,naa
Ba,naa alahayoow
Ba,naa alahayoow
Ba,naa alahayoow ba,naa
Ba,naa alahayoow
Ba,naa alahayoow