hanuu madhin dookh
ee gorgor waa ubaxaya

oo indhadheeri bildhaantu
ku buriji haa adgiyaye
wan baadiyoobaye
wale baadiyoobaye

ila cirku dheergay
boostadu waa
dhinacaygahe

bad dhigta ooman
wada buuxana
ma dhawa waa beene
wan baadiyoobaye
wale baadiyoobaye

Exit mobile version