VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bidhaantaada inanyahay - Lyrics

dhulka oo barwaaqa ah anigoo bulshaaqo banka jooga qoraxay saw markaan is baranay bildhaanta maan araga sida tahay bildhalatay biyo webi dhexdoodo bahaladii yaxaaskiyo jeebkii saw imad barin baashalka galabtii markaan joogney beeraha way baqdankeeni jacaylkii ma baaqday anigoo u baahan bildhaantaada inanyahay ayaan buudka reeraha u baryaa habeenkii nafsi waa balaaye waadigan buulada qayaa reer ka boodee hadmaad boodi donta ana hankuman baroorli halkuu barashadii ahayd dhowr beri hortoo saw lama bukoono beerkiyo wadnaha waxaad moodey bahalo inuu aadmi ila qabin boga ilama haysaan baadkiina kama guin biyihii kulaylka ahayd mar uunban bogsoono hadii aan naftani bixin anigoo bad qaba adiguna bastaa noqon dumar ha u badnaaden bani aadim waa saase markaad taadi bogotey miyaad laba bogleysaa nafsi waa balaaye waadigan buulada qayaa reer ka boodee hadmaad boodi donta ana hankuman baroorli
Queue is empty
-- / --