VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Burji - Lyrics

Burji iyo nasiiblaay barwaaqada ka cararaay abaartana u baydhaay khayrka balo ka jeceleey belo iyo baaska jeceleey Wuxuu dumar ka baqi jiray iyadu u badheedhaay bilic lagu khasaaraay Boqoradii haweenkaay hablaha laga la soo boxo bariyo taan u haystaay Jacaylkan mudada badan Baarkanuu fidhaaiyo Beer laxowsi gaagii kabogsoodayee kowdhe Buugii sirtaadiyo toogtaadii waan helay kaagana bexee laba dheh Waxaan baaq u dirayaa tacsi ugu buun dubayaa caashaqeenii berigii barbaartii wax ka ogeyd galiin soor bankiisiyo baadiyihisa lagaa helo beel guba inaad tahay ileen beeni raad ma leh na dhex mari bariidadu ileen waan isbaranee Waxay see balo kajoogtaa boqol midabya leyee kan dambeed isbarataan sidi bohoosha ugu ridi Balwadaadu leediyo hadii baarka curubiyo bulsho iyo taleex tahay dhaqanka la’ baqooshee biirka iyo dhayldu inte bari inte bari intee inte bari bay ku wadayaan Saxid by abdisamd hassan suleiman
Queue is empty
-- / --