Heesta Isku Aayni - Lyrics
Isku aynibaannee
afar Sano adoojira
oo wali abaydina
agaankii caanaha
ayaan lagugusiiyay
Inyaroo kusoo hadhay
ood adigu reebtaa
a a laygusoo amusiyee
Sidaas awadeed baan
ku hanqadhay jacaylko
marku igu amuurmiyo
hada oon aroosiiyo
Naag iyo caqalku filanahay
Aafadii jacaylkaan
soo adkaysan jiray i
inabtii macaaneey inabti
Inabti marki uunku seexdaan
ku oo yaa sariirtoo
iridaan fadhiistaa
inta laga adimayoo
Waxan ee gaya wali
adigiyo ilaahay
inta a aa
adigiyo ilaahay
LYrics by Aamminna Nimcaan