VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jeeb maran - Lyrics

Weli jaceeyl Yuu ku ciiliyoo Intuu jar iyo buuriyo Jiro dheer karaariyay Jeexiisa dhaxmariyoo Markuu joogo Meel dhaxe Asigoon dhana jirin Hurdada Kala jabay Anuu iga jid helayee Iyo jaar igu xeray adag Alahayoow nin jeeb maran Ka jeerjeerto xaajadu Caawinaadu jecelaa Weligay intaan jiray Ee joogay maan arag Nin habeen jilaabtay oo nabad ku jiifsada Ileen xaajo kaa adagee Nafaan joog ka waayaan Xarig adan ku jiidaayee Ruuxa ay jamatayee, hadana Waxa jooga dunida Jaahayga ugu neceb Maxay ka jirisaa Calool jilacsanaa Sideen ugu jaraa
Queue is empty
-- / --