Masku jawharadiisiyo
Jeexyaduu ilmaha dhigo
Kama jeedsado mirasha
Nafwax jecel daymada
Jidangooyadii hore
Jidmarbay ka dhigataa…
Jeexaygii midigeey
Anigana jeedaaladaadii
Sawkaa iijabey
Marmarbaan jaleecada
Waxaan kaaga jeedaa
Adoojooga meel cirjiitamay
Jilbaha dhigay xalaytana jirdaa i miray…..

Exit mobile version