VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaa gooni kaa dhigay - Lyrics

taariikhda guunkaa gadaal aan uraacee abwaan kii gab yee yidhi wali geed intaan tagay kama furin garleexoo madi gooyo kama dhicin aniguna gadiisii inaan ahay gadhkii aan la sugi jiray gaban aan anigu dhalay guntaan seefta mariyoo gaadhi waa halkaan rabay waa talo guracan oon maskaxayda gali karin badaaan gudhaysee waxaan gaadhka ka haya ee ilmahayga gurayaa dadka kale magaadhee maxaa gooni kaa dhigay goday madigaan dhalin nina gabankii uudhalay gacantiisa kuma dilee ma markaad gaajootaa garaba maalin dubataa geeraaradaydii waxaan hadalku gaabsaday gacanta inaad kamaqan tahay wali gayga kuma araga galin horena naag rimi galabtiina dhicisay gunta ereyadaydoo geesuun aniga iidhaaf ninkaad doontaba guursoo waxaan goostay kaligay goblan yaanadkun dhimanine gaadh oo is daba qabo ilan waad gaboobiye ruux gacan ku dhiigla ah yaa guri kula xaroon kara
Queue is empty
-- / --