VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabsi - Lyrics

dhulka oo barwaaqo ah anigoo bulsho aqoon badan jooga qoroaxay saw markaan is baranay bildhaantaada kumaan arag sidaad tahay bil dhalatay biyo wabi dhexdood bahaladii yixaaskiyo jeertii saw imaad barin baashaalka galabtii markaan joognay beeraha aaway baaqdeenii jacalkii ma baabay anigoo ubaahan bildaantaada inan yahay ayaan bootka beeraha nabsi waa balaaye waadigana bilada ciyaarayee ka boodee hadmaad ooyi doontaa anaa anaa anaa aan tuman baloolay caku barashadii yahay dhowr bari hortood saw lamaan bukoon beerkiyo wadnaha waxaad moodaa bahaloo bini aad mi ila qabin boga igama haystaan baadkiina kama go in biyihiii kol ay tahay mar uunbaan bogsoonoo hadii ayna naftani bixin anigoo badqaba adna ay bastaa noqon dumar haw badnaatee bini aadmi waa saase markaad taadii bogotay miyaad laba boglaysaa
Queue is empty
-- / --