VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qarni Geeriyoda - Lyrics

Hadii geel lakaladhaco gurmadkii gurmadayo kuwo guunyadii waday gumac la isku weeraro qaarna geeriyoodaan goortaa sokeeyihu iyo guurti adayi geed intay fadhiistaan garta lagu dhamayn jiray gacan qaad afgarasholeh gacal lagu bogsiin jiray waxa taa gadeeda yartu waa gayaankay hadaan gabadha caashaqay waxa geedka igu xidhay guursan maysid igu yidhi gacal iyo xigaalaba waa godob u wadataal aniguna ku garansani anoo sharafta guud iyo garanaaya xeerkoo kuu doonay gobanimo adiguna garaad laay waataad igoysood cidla iiga guurtaye galbataye nasiibkaa kaa gooyay laabtoo gayaan waayi maayee aan godob jacayliyo ana samir gudoon sado e jacaykaan guyaal badan soo gardaadinayniyo maad garan wanaagii labadeena kala galay mar hadii uu kala go.ay galbataye gacalooy waxan kugu galbinayaa goryamo ilaahay adigana ku gee nabad aan godob jaceyliyo ana samir gudoon sado, Lyrics by badri
Queue is empty
-- / --