VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saaxib - Lyrics

Saxiib Miyaan Nahay? Sadex saw Kuguma Qabin? Saqda Dhexe Miyaa Dumar Suuqa Soo Marmari jiray ? Raguna Seexan Jiray Meel Hadmaa Saanta Loo Roogay--Waa Wareey oo Sidatan Loo Roogay Yaabayee Guurkii Saanta Loo Roogay Waa Duni Sirgaxano Akhiiro Samaane Allahayaaw Nasamabixii ha iseejin Anigana wakhtigaa Adna Sahanso Meel Kale ileyn Sidan Kuguma Heyn Karaaye Sawtii La Odhani Jiray Dumar Waad (..........) Saakana Waxa Xigay inay Suuqa Meraan Ragana Salooshaaan Saban HOre Waxa Jiray oo Sugna Gabadh Qeyd Sidato Saafiyo Sakadooda Dhaafeeyn Sanadahana Waxaa dhacay Subax Tii Ku Aragtaa Bari Ayeey Saaxiib Ku Ledahay ha iseejin Anigana wakhtigaa Adna Sahanso Meel Kale ileyn Sidan Kuguma Heyn Karaaye
Queue is empty
-- / --