VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawalow cudir baxay nagaadey - Lyrics

Laba calafka guirkiyo Cawo iyo nasiibkood Cisigani ku gaadhee Loo caleemo lulayoow Mar hadaad carooskiyo Caawa dadab galkiinii CAADIL idinku simay Samatarow cawaalow Caashaqu ha nagaadee Cimrigiin intuu jiro noqda laba calool sami Hela hela hela Ubadiyo caruur hela Xididiyo cashiiriyo Laba weeyi cugashada Ceesh inay wadaagaan Ku cayimay nasiibkee Gayaankii is calmadaw Abid nolol cudooniyo Caafimaad ku waara
Queue is empty
-- / --