VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haloosi - Lyrics

Maxaan hirig iyo cadaad Habeenimo soo dhexmaray Ku dhacay abadaqaha ku dhacay Maxaan hambalyiyo salaan Hawada kuusoo marshoo Habeeno markay maqnayd Jawaabtaadina helay Haloogsiga caashaqee Ku hawlnayn waayo badan Halkaan ugu tala galniyo Allaw hoodo nooga yeel Mxaaan hibashada kalgacal Hamada beentiyo riyada La kacay maxaan Hayiga ula kacay Maxaan oon iyo haraad Naftaydoo hamuun qabtoo Midii hore soo martiyo Ka noolahay maanta adi
Queue is empty
-- / --