VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hordhac - Lyrics

Murtidii abwaankoo Mudo kaaxsanaydbaa Nigirkii ku joogiyo Madaxa kaaga furaya Adna nala macaansoo Maqalkiyo dhagihiyo Xusuusta iyo maankiyo Miirkaba u sii daa Waaw waaw waaw Hambalyo dadweynoow Waa album cusub Oo la magac baxay Daryeel daryeel Oo idiin soo bandhigay Fanaankii mudaba Aad tabayseen Waa fanaankii caanka ahaa Axmed Yaasiin Aadan Faarax Albumkan oo la curtay Farxada ciida Iyo sanadka cusub Oo mahad gaara Fanaan Axmed Yaasiin Wuxuu mahad u celinayaa Abwaan Cabdi Xasan Hila dheere Oo heesaha albumka Midhaha iyo laxanka intaba Waxa tumay musica Bashiir hanuuniye Waxana lagu habeeyay Studio harawleey
Queue is empty
-- / --