Heesta Jaceylka - Lyrics
Jaceylka in laygu shubaye
Liishaanku shafka iidagay
Daraadaa iishakaalayay
Hadaan shiraboo murtida
Shaaciyo oodaba ka rogo
Dabkiyo ololka igu shidan
Adaa shaafiyi karee maad
Soo afjari shidada
Jacaylka inaan shib iri
Sheekiyo hadalba jaray
Shaamareer la ila yabay
Shubaal iyo baad madayo
Hurdada shan habeen
Malado
Dabkiyo ololka igu shidan
Adaa shaafiyi karee maad
Soo afjari shidada