VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kufbanahay - Lyrics

Kulanka iyo barashadii hore Heeyeeyaa Jacalkeenii la kawsaday Heeyeeyaa 2× Weynu korinoo weynu korinoo Sidii ubadbaanu korinee Weynu korinoo weynu korinoo Sidii ubadbaanu korinee Dadbaan nahay dadbaan nahay Faraxada kulankoodi gacalkoodii Kaalin qaadnee 2× Inankii socodka geediga Heeyeeyaa Kalsoonida kabad qaadyoo Heeyeeyaa 2× Weynu keenoo weynu keenoo Ragtiisii baynu keenoo Weynu keenoo weynu keenoo Ragtiisii baynu keenoo Dadbaan nahay dadbaan nahay Faraxada kulankoodi gacalkoodii Kaalin qaadnee 2×
Queue is empty
-- / --