VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Madhaafaan - Lyrics

Markii qaad iigu yimid Miisaaniyo xoog isaar Kalgacaylku aayadaa Masaafooyin ila roor 2× Haduu meelo iyo Marmarsiyo maahee Amba moojadaan Sii maaxaayaa 2× Meher diina iyoo Guur lagu midoobaa Ma dhaafaan xalkiisu Midhaha caashaq waa u go,aa 2× Ana muhashadaydiyo Heedhe muhashadaydiyo Macnuhu kaama daaloo Murtida waad u tahayee Ana muhashadaydiyo Macaan muhashadaydiyo Macnuhu kaama daaloo Murtida waad u tahayee Ma moobiibee wuu i muday Jacaylkii waa i malmalay Masanooyinkeenuna Mataal wey isku dhaw yihiin 2× Maalin iyo habeen Xiligii la joogaba Maankayga xusuus Muuqaaga dubaa 2× Meher diina iyoo Guur lagu midoobaa Ma dhaafaan xalkiisu Midhaha caashaq waa u go,aa 2× Ana muhashadaydiyo Heedhe muhashadaydiyo Macnuhu kaama daaloo Murtida waad u tahayee Ana muhashadaydiyo Macaan muhashadaydiyo Macnuhu kaama daaloo Murtida waad u tahayee
Queue is empty
-- / --