VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan - Lyrics

barigaan ku bartaa boog kuyeeshay wadnahee bilaneey xusuusnoow waa badow jacaylkoo buurdheer kusaaroo beerkuu kaala baxaayaaa bilaneey abaaayooy baadkii kasoomoo adaan kuu baahanee boodhari sidiisii batalaale in la idhigaa naftaydaan u baqayaa ballantiyo axdigii bilan waa ka baydhoo adigiyo rabigaaa ballada jacaylkaa beerkay ku baahdoo bilaneey xusuusnoow baay iyo burcaan baabuur u raacoo bilan kaa baaafiyeee waa barya adduunkoo lagu baaqan maayoo bilaneey xusuuusnoow boodhari sidiisii batalaale in la idhigaa naftaydaan u baqayaa ballantiyo axdigii bilan waa ka baydhoo adigiyo rabigaaa.
Queue is empty
-- / --