VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cudoon - Lyrics

Naftii caashaqa kubeertee Calooshiyo beerka hoosee Naftii calmashada ku beertaay Dhammaan ciriqyada jirkaygaa Naftaan ku casuumay maanka Naftaan ku ciseeyay maanka Dareenkaan naftaan cidleeyn Naftaan xiisuhu ka caagin Cudoon taan doortay baa tahee Oo aan caleemo saartayeee Ikraaneey ma caweeysinnaaa Calafka gabadhaan uyeeshaay Inaan ceesh wada wadaagnoo Cagaar iyo sida uldoogleh Carfooneyaa udgoonleh Cassaan midibkiyo hubqaadka Cabaadhyo qoorta dheer leh Qosolka dhoola caddaynta Yartuu rabbi codka usiiyay Cudoon taan doortay baa tahee Oo aan caleemo saartayeee Ikraaneey ma caweeysinnaaa.
Queue is empty
-- / --