VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhab jacayl - Lyrics

Jacayl dhaba Laba uu dhex yaal Isu dhawaadoo Dhexda ishaystoo Aan kala dheeraan Dhibiyo dheefta Inteey wadaageen Dhismaha guurka Inteey dhammeeyeen Dhiigga isa siiya Dhaayaha nuurkoodiyeey Dhadhami bal dhadhami Meesha kuu dhan qalan Adigaa dhaxalkeeda leh Dhammays dumar Dhiggeed wax dheeroo Dhimbisha caashaqa Dhaawacyada culusna igaba dhawrtoo Dheemman simaneey Dharaartaan kulannaa Dhiiggeey dhex qaaddoo Iguna dhalaashee Kaamana dheeraanayee Dhaayaha nuurkoodiyeey Dhadhami bal dhadhami Meesha kuu dhan qalan Adigaa dhaxalkeeda leeeee...
Queue is empty
-- / --