nafta xumaha doontay
u dibinaysa nacabkaa
bal aan kula dardaarmoo

dugsigii dhexdeenniyoo
hadddaad dumisay wacadkii
ducuuf baad noqotee
kii dulloobi maayoooo

haddaad diirka rogatiyoo
haddaad dayaxaad isgaysaba
wallee kuguma daalooo
dib kuuma soo ceshadooo

nafatan damacu qaaday
dawgeedii seegtaaa
bal aan adigu kuu adigu digo

adaa doorshey samihii
dorraad ina dhex yaalloo
degdegay macaaneey
dibnahaaga ka adkoow

haddaad diirka rogatiyo
haddaad dayaxaa isgaysaba
wallee kuguma daaloo
dib kuuma soo ceshado.

Exit mobile version