VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gardaro - Lyrics

Gardarroolayaashee Iskukeen gubaayee Gaar aan ka qaadnee Galladiyo abaal Wanaag lagu gudaayee Gabaryahay ogaawe Hadalkii garwaaqsee Gacanteey midigeey Garabkeey bidxeedeey Geessi aan gama aheena Guulle iga yeelee Maxaa la igu goobtaa La ii gumaadaa Gacantaydii midigeey Garabkeeygi bidixeey..
Queue is empty
-- / --