Heesta Jacayl jugtiisa - Lyrics
Jacayl jugtiis mayaroo
Anaa u jiir go ayee
Ka joog joog la iga waayee
Anaa u jiir go ayeee
Middii aan jalleecee
Jariskeeda aan hayaa
Inta jilibiyo jamaamiyo
Jannaaliyo afgooyaa
Jawhar la iigu sheegee
Jacayl jugtiis mayaroo
Anaa u jiir go ayee
Ka joog joog la iga waayee
Anaa u jiir go ayeee
Joogdheer beellaa
Jamaal qurux wanaageey
Aaawadaa jarmaadee
Ku jantayee faaisaay
Kuuna jeedi waayee
Jacayl jugtiis mayaroo
Anaa u jiir go ayee
Ka joog joog la iga waayee
Anaa u jiir go ayeee.....