VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Luul - Lyrics

mudaan laasimay jaceyl laabtayda intuu dagay lugooyo ka dhawrayoo lubigayga uhuray lixaadkiyo garaaraha laafyahaaga qurxoon luquntiyo cabadhyaha ishu laasimaysaa luulaay luulaay luulaay laylkii ma lado luulay adaa ilamaanshee luulay lanta caashqa luulaay kuu lulay adiga luulaay luulay luulaay laxaadka caashaqiyo love ka love luulaay hoo hee hee haa oohoo lamaan caashaqa ohoo love ka uwada ah lilah lurka ka dowrayoo ubaxa ululayaan ahee aniguna la aantaa kalgacal igu liganbaa laabtayda intuu dagay ladi waayey awgaa luulaay luulaay luulaay laylkii ma lado luulay adaa ilamaanshee luulay lanta caashqa luulaay kuu lulay adiga luulaay luulaay luulaay luulaay laylkii ma lado luulay adaa ilamaanshee luulay lanta caashqa luulaay kuu lulay adiga luulaay luulay luulaay laxaadka caashaqiyo love ka love luulaay
Queue is empty
-- / --