VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ma aha - Lyrics

Middaan dumar Maanka aan ku qoray Middaan caashaqee Miyirkaygu raaacay Cishqigaan muddooo Muddoo dhisayney Maanta haynoo Mid kale u hibaysoo Maxaad ka oran bulshooy Waa masee ka fogoow maaha Miyirkaaga dejiyoo Mid kalee doono maaha Ma aha ma aha bulshooy Middaan dumar Mucaashaqeen dartee Mugdi igu qiroo Zaartay madaxa dadyahoow Cishqigaan muddooo Muddoo dhisayney Maanta haynoo Mid kale u hibaysoo Maxaad ka oran bulshooy Waa masee ka fogoow maaha Miyirkaaga dejiyoo Mid kalee doono maaha Ma aha ma aha bulshooy..
Queue is empty
-- / --