VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sheekaan u arkaa - Lyrics

anoo shinsanaaya shifadii farxadeena shalayto u diidayaa shaxdii u gogosheena adaa shaki galiyay shuura kala guurka caashaqa shardigiisa maxaan isku sheegna shucuurta warkaaga sheekan u arkaa dareen shubahaaga sheekan u arkaa damacaa galowshowgaa sheekan u arkaa garashada shilinka ah sheekan u arkaa maxaa shacnigeena la isku sheega aduunka sharci iyo hiyo dawdheera shisha looga hayaamey jacaylkii la isla shiilin ninba sheeda ka joogin shashabuu ka jabaa shalaytuu ku baraaye
Queue is empty
-- / --