VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bismilaahi guurkeena - Lyrics

bismilaahi guurkeena iyo binada reerkeena iyo nolol bilowgeena waa bartii jacaylkeena balantii habeenkeena badhaadhaha arooskeena baashaalku waa keena baryo eebe weeyaane barawkaynay libaanay iblayskiyo bahdiisaba baradeena laga naarye wabilaahi tawfiiq dhe wacadkii ma beenoobin muu burin jacaylkeeeni samirkeenu muu baaqan badankiyo laabteena kalgacaylka buux dhaafshay beer caashaq weeyaane haduunbuu barwaaqoobay
Queue is empty
-- / --