VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta booqasho - Lyrics

dhulkeeni balaadhnaa baaxadiisu waynayd waanigii ka baadee boqorow inabad gee boorama hargaysiyo baligubadliyo sheekh beerihii gabilay burciyo berbera buuhoodle iyo hawd badhan aynu gaadhnoo dhahar bartaa laascaanood boosaaso iyo bari garoowaha ku baalaman ceel buur ku yaaliyo caabudwaaq budeediyo guriceel ha baal marin cadaado jawhar ceel dheer baraaf banaadiriyo xamariyo bandheere iyo baalcade beerihii af gooye iyo allaw yaa bidhaansada baydh biloo yaa ku dhaxa bakool baraawaha boga xiga balad waynta caka iyo bulaa buurdiyo bal day mataba aan goobile babaygii jamaame iyo buuraalay kismaayo bartuu geelu daaqay baar dheeroo loo bogay gedo baaleheeda balad xaawa iyo lug baydhaba badhtankeda bar daaloo baaxad wayn dilsoodhiyo buur hakabo markaan u baqoolo ay hoobaalayoow kala baydh wajaaliyo saylacoo bada u dhaw bilicdii jabuutiyo cali sabiix ha baal marin qoraxay bankeediyo geedohoo barwaaqa a allaw yaa jig jiga nabad kugu bariista hobeey barbaartaa intaa taalbaa booqo aan is leeyahayo barashiyo bariida ahaan ku sidaa bogayga oo beerkay idin tabayee bulshayahay ma nabad baa
Queue is empty
-- / --