VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Darbi ka boodooy cover - Lyrics

kaa daymoohayee darbi ka boodooy dol dheer daluugaan ka deymoohaayee doogiii cagaarnaaa dab aad kushiday aan dameynineee dayax gacmeedkaan kugu duulin lahayee damacii kaa lahaa adaa dabooshee dambi aad gashee kaa daymoohayee darbi ka boodooy dol dheer daluugaan ka deymoohaayee duufaanta duushee dabayshi wadaaa kusoo daftayeee duulkii damuumiyayashe daaftoo ay kusoo dajisee dulmigaas maa iga doorbidaye kaa daymoohayee darbi ka boodooy dol dheer daluugaan ka deymoohaayee
Queue is empty
-- / --