VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta daweeya - Lyrics

daweeyaay niyad dabiiba daryeelaay maan dugsiiya naf deeqaay laabta daara daneeya xubi u daa haldoor waxaad tahay nin diinle dulqaadiyo dabacsanaan le adaa damac dheer dadaal le damiir badan oo dareen le adaa kaba duwan dadkeena adaan kuwa daran danaynin ku daahin kuna dana danbaabin la dood galin duulka maanta adaa dadka darajo dheerba adaa danabyahaw i daara adaa damal iyo digtoora adaan daayacayn naf daashay ku doonay anaa ku doonay u diiday dartaa haweenka u dooxay jacaylka docdaydee u diir nax deeqa laabta ku doonay anaa ku doonay u diiday dartaa ragiiba u dooxay jacaylka docdaydee u diir nax deeqsi laabta dagaaraay samo dakeeya i doojaay ima duleeya waxaan dalbadaba diyaarsha bogaad dagtaybaa u dookhsan duntii nasabkeen u daalay aan doortee una dadaalay ahaw nacab daran mid dayrsha digtoonoo dagdag aqoonin mid ii diran lana diraynin mid ii dana lana dan seejin mid ii dagan ina dagaalin dawooy waxaad tahay ducaysan waxad tahay darajadayda midkaan dalbadee i deeqay midkaan diifiyo dihaal badan umaray dooxiyo duleedba
Queue is empty
-- / --