VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta dhadhan - Lyrics

sida ubax dhalaaloo dheemaneey hargeysiyo ka dhex baxay tog dheerbaad dhaayahayga qaadoo kuma dhaafayee garo garoowiyo dhulkeenii dhoobadii udgoonayd ama beenyo dhaadheer dhugashadaad u roontoo waan kugu dhawee garo hadaan dheef wadaagnoo dhay xamar ku maalnoo dhalintuna ciyaaraha arooskeen ka dheeelaan way inoo dhacnaan lahayd hadii dhuuxa jigjiga iyo halka dhaqanka laga helo dhaanto aan ka tumanayn farxad baaan la dhicilaa dhaxantiyo qabowgiyo dhibtu waxay na dayn layd xeebta dhinacyadeediyo dharabkii jabuutoon dhamayseey u dhoofnoo caashaqeenu dhaxaliyo dhadhan wuxuu ku leeyahay dhami waa dhulkeenii gaarisiyo madheeriyo wajeerna ha dhinac marin laba jacaylku biyo dhigay dhidig iyo lab baa nahay dhaliil laga ilaashoo aan kala dhantaalaynoo
Queue is empty
-- / --