VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhalanteed caashaq - Lyrics

dhalanteedka caashaqu ma dhaboo naftaydaa ani dhamac ma igu shiday ma i saaray buur dheer qalbi dhaawacmaan abid dhayal kuba bogsoon karin anuu igu dhex nool yoo igu dheelayaa wali adna ma aanad dhaadine nacab dhuumanaayiyo dhalanteed run moodayo reerkan dhisaynaa inanyahay dhantaashoo waadiga cidlada dhigay dhaxalsiiyay waayaha waxa layga soo dhacay nafsiyoo dhankaagoo dhagar caashaq iga galay adigaan ka dhiidhiyin wali waxaan dhursugayaa dhib wuxuu i mariyooo intuu nabara igu dhigay dhakhtar tii ka noqon layd adna ma aanad dhaadine nacab dhuumanaayiyo dhalanteed run moodayo reerkan dhisaynaa inanyahay dhantaashoo waadiga cidlada dhigay dhaxalsiiyay waayaha
Queue is empty
-- / --