VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumarka waan ka didaayaa wali - Lyrics

inkastoo darmaanyahay la igu dagay kalgacalkoo daalkiyo dhibtaan maray maankayga doorsheen daacadbaan hungoobine dumarkiyo jacaylkaba wali waan ka didayaa qalbigii daboolnaa daaha aan ka qaadoo dadab kula yagleelee ha igu noqon midii aan ku hun goobay door hore aan kula dardaarmee dawadayda ii noqoo dir diraale waligaa daris yaanu kula noqon daartaan ku noolnahay hadal dabacsan mooyee dibin daabyo ka ogow
Queue is empty
-- / --