VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ehelcaashaq - Lyrics

Arag deeqa iyo isha buuxiyaay Eegmada indhaha ashqaraariyay Edeb nuursaneey Eray maan galiyo Ubad awliyaadeey Uur daacdiyo ehel caashaqeey Samo ururiyaay Iinsaan kaydiiyaay Oon tira hankayga Ilin baajiyaay Ax inaan idha ogol diida eey Naf abaalsaneey weey abaalsaneey Hig dhe hig dhe hilowle Ugub quruxliyo asal muunad laay Inan dhaqan liyo uunka deeqdayeey Oogta waabaraay Ilays kaaha iyo iftiin ii baxaay Ulashada naftiyo axdi dhawra eey
Queue is empty
-- / --