VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadal macaanee - Lyrics

Hadal macaanee Hanaan qurxoon Habeen dhamaantood adaa uhoreeyo Had iyo jeerba horteeda joog haruurta caashaqa ila wadaag Haye haye hee waa inakaa Haye haye hayee oo kumee Wiilashayna iyo gabdhahayna Habeen iyo dharaar hurdo ma seexto had iyo goor waan kugu hamiyayaa intaan huluubtaa isla hadlaa Anigoo ku helin harsanba maayo hagoogta qurxoon hiddaha wacan hubqaadka wanaagsan baan ka helee Halkaad ku abaabtay dhulkaynii hooyo Yaaku geeya howdkii Haye haye hee waa inakaa Haye haye hayee oo kumee Wiilashayna iyo gabdhahayna
Queue is empty
-- / --