VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hiil jacayl - Lyrics

inta la kookooliyaa kalgacal loo hiiliyaa dareen baa lagu korshaa ha kobcee lagu wada hadmuu kaalintiisii gabay kobtay himiladu lahayd jacaylka kala bogsaday xasuusaha kayd u galay kohdee lahashada ku maqan miyaa hadal koobayaa caaashaqu waa kal iyo laab kaskiyo maankaa lagu hayee inuu kaahiyo ilays iftiinkeenoo noo soo hiraa kulkiyo uga dhawri jiray kadeedkiyo hawlahee jacaylka kala bogsaday xasuusaha kayd u galay kohdee lahashada ku maqan miyaa hadal koobayaa
Queue is empty
-- / --