VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inaan wali ku jecelahay - Lyrics

inkastoonan waayadan wajigaaga imanoon wadadiina soo marin walaacagi kama tagin wadnaha jidhkaygoo sibaad iigu wayntahee ilimaaa war dhar iyo kii wabi kasoo gala ama badaha waawayn adaan kaa waraystaa inaan wali ku jecelahay waydii dadkaba qaar in kastoo warkayguba waabay qadhaadh iyo warmo kaaga daranyahay waxad filatay yaablee marna anigu wacaneey weedhaada kama tago markaad wada jirkeeniyo iyo weheshi diidaan ana kali u weecdoo wisiisibaan ku maqanee
Queue is empty
-- / --