VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ismahaan - Lyrics

ubaxaa ruxmaayee il biyo le ku yaalee sidaa tahay ufiyo laydh ama uduga geedaha waxaaan la ashqaraaraba miyaan eegmo dhugashada indhahaaga cawsha hayn waayay aragtida aayatiinka nololeed ismuhaan ALLAHAYOW ubad ii dhashaayooy ooridayda noqoataa siduu qays aduunyada layla u ogalaadee iyagoo awaaraha waayaha ku oogsaday anbadoo ku kala lumay uga aamus diidaa ana ula irdhooboo u adkaysan waayee
Queue is empty
-- / --