Heesta jaanis uma helo - Lyrics
waligey intaan jirayeey
uma mudan jiriyo ciilee
\qof anoo ciseyn jiraye
misna jaray wanaagiiye
markay jaantaa rogataa
aniguna ka jeestaa
mana jidhiihdicoodaa
jaaniskay baneysaa
mid kasii jamaal wacan
jago ugayagleelaa
qofna anigu umajabo
guushana jaliilkiyo
rabaa igu jihayn kara
ruuxii ijara iyo
midaan iiba jeedin
ana jaanis uma heloo
ana jaanis uma helo
waligey jikaariyeey
qof ijecel dhib maan badine
haday jaro halowdana
kama daba jarmaadeene
markay jabiso wacadka
ana jow idhaahdaa
mana sii jaleecee
dhibka ruuxa ila jecel
goor ay ahaataba
uma joojin waligeyn
qofna anigu uma jabo
guushana jaliilkiyo
rabaa igu jihayn kara
ruuxii ijara iyo
midaan iiba jeedin
ana jaanis uma helo
ana jaanis uma helo