VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaanis uma helo - Lyrics

abidklay intaan jirayeey uma mudan jiro iyo ciileey qof anoo cisayn jirayayeey misna jaray wanaagiyeey markay jaanta rogataan aniguna ka jeestaa mana jidhidhicoodee jaaniskay banaysaan mid ka sii jamaal wacan jago uga yagleelaa qofna anigu uma jabo guushana JALIILKIYO RABAA igu jidayn kara ruuxii i jara iyo midaan iiba jeedin ana jaanis uma helo waligay intaan jirayeey qof i jecel dhib maan badinee haduu jara habow dhacana kama daba jarmaadeene markay jabiso wacadkana ana jaw idhaahdaa mana sii jaleecee dhibka ruuxa ila jecel jeeray ahaataba uma joojin waligay
Queue is empty
-- / --