Darmaan qurux iyo kaslaay
Karti iyo garashiyo halaay
Gaarida iga kaabanee
Kalsoonida ii dhistaay

ikool koolisaay
Kalgacal waraabisaay
Kashka iyo laabtaydiyee

Adaan koonka kuu jeclahay
Qalbiga kali baad ku tahay
Karaamaan kuu hayaayoo
Korkaad ii saarantahay

Miirka lagu kaadsadaaye
Wadnaha kala wada jirkee
Dhexaadada lagu kacyo iyo
lafta nabarka ku taal

ikool koolisaay
Kalgacal waraabisaay
Kashka iyo laabtaydiyee

Adaan koonka kuu jeclahay
Qalbiga kali baad ku tahay
Karaamaan kuu hayaayoo
Korkaad ii saarantahay

Exit mobile version